Nin Soomaali ah oo lagu dilay duleedka Magaalada Cape town (Magaciisa)

Koox hubeysan oo burcad ah ayaa waxay dalka Koonfur Afrika ku dileen Muwaadin Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadka ku ganacsada dalkaas, xili uu ku sugnaa goobtiisa ganacsiga. Muwaadinka Soomaaliyeed ee la dilay oo lagu Magacaabi jiray Cabdifitaax Aweys Axmed ayaa xiliga la tooganayey waxaa uu ku sugnaa meel aan ka fogeyn goobtiisa Shaqada oo … Continue reading Nin Soomaali ah oo lagu dilay duleedka Magaalada Cape town (Magaciisa)